02/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxamed Aadan Suldaan oo kabaha la dulmaray booqashada Saylici ee Boorama

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Awdal Maxamed Aadan Suldaan ayaa kabaha la dulmaray booqashada lagu qasaaray ee Saylici ku yimi Boorama. Wadooyinkii reer Boorama la rafaadeen ayuu 3 cisho dhex socdaa, irbadna dun uma gelin dadka magaalada.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS