X

Maxamed BK oo ku jeesjeesay dadkii argagixisadu xasuuqdey: (daawo)

Fanaanka Maxamed BK ee ay ku dheertahay cuqdada Somalinimadu ayaa qarin kari waayay kuna jeesjeesay dadkii argagixisadu ku xasuuqdey Muqdisho intii ka hadheyna maanta loo qaaday Turkiga.


Maxamed BK oo qaba cuqdad raagtey ayaa bandhig faneed loogu hiiliyay fiisaha Ingiriiska ku sheegay in haddii Koofurtu ictitaafto maamulka Somalilaan ee xataa beelaha degani diideen inay ictiraafaan, uu ka joogsan doono qaraxu.


Wuxuu cadaynayaa oo caadi u qiranayaa in qaraxa iyo xasuuqa laga soo abaabulo Hargeysa, Isla markaana uu joogsanayo haddii kuwa Muqdisho uu Ku tilmaamey ictiraafaan Somalilaan.

Hoos Ka daawo

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.