13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxamed Xaashi oo isna ka quustey ictiraaf raadin: kama helayno dawlada Muqdisho

Maxamed Xaashi oo hore u ahaa wasiirka maaliyada maamulka Siilaanyo ayaa isna kla qauustey ictiraaf laga raadiyo aduunka iyo dawlada Muqdisho wuxuuna sheegay in ictiraafka laga raadinayo meel qaldan..Wuxuuna gudiyadan Siilanyo magacaabay ku tilmaamey lacag lumis.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS