November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Somalis injured in a suicide car bomb attack on a hotel in Mogadishu, Somalia, Friday, Feb, 26 2016. A suicide bomber rammed his car into a hotel's entrance in Mogadishu and blew it up, allowing Al-Shabab gunmen to force their way into the hotel, exchanging fire with hotel guards and leaving 14 dead before government security forces ended the attack, including four gunmen and the suicide bomber. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Maxay argagixisadu u tiraa Allahu Akbar markey daadiyaan dhiiga iyo maalka Muslimiinta: SAWIRO IYO QORMO

Waxa aduunka Muslimku ka argagaxay dhiigii ay daadiyeen kuwa xalaashadey dhiiga iyo maalka Muslimiinta oo ah waxa kaliya ee diinteena RABI inoo soo dejisay xaaraantimeysay laakiin dhiigmiiratadu xalaashatay ayaa qaar ka mida aan idiin gudbinaynaa. Sawiradan ayaa ka turjumaya xaalada ay ku sugnaayeen dadkii ay xasuuqeen iyagoo leh Allahu Akbar.

Argagixisooyinka ka dhexdilaacay ummadaha Muslimiinta ee inta badan ay maalgeliyaan Carabta Khaliijku ha ugu weynaado Sucuudiguye  waxay yiraahaan Allahu Akbar markey daadiyaan dhiiga iyo maalka Muslimiinta. Sababta ugu weeyn ayaa la ogaadey in ay tahay iyagoo ku raaxaysanaya kuna nafisaya dhiigaas ay xalaashadeen. Kama aha diin jeceyl ileyn waa ka fog yihiine.

Ilaahay marnaba ma oran dhiig daadin iigu shukriya ha ahaado ku Muslim iyo ku kale oo si xaaraana ku baxay sida aan inagu maalin walba aragno.

Agagixisooyinka magacyada badan la baxay sida shadaadiin, Daacish, Boko xaraam, Alqaacida, Talibaan iyo kuwa kale ”waa kuwa kaliya ee jecel in dadku fiqiir ahaado halka iyagu dheregsan yihiin. Waxa dhiigu ku karaa markay arkaan nolol umadeed oo soo ifaysa waxayna jecel yihiin in Muslimiintu mugdi ku noolaadaan.

 Maxaa dhacaya haddii dadku mugdi ka baxo sida diintu ina farayso iyaga waxay u tahay hoog waayo qof cilmi bartey marnaba ma yeelayo in uu iyaga dartood naftiisa ku waayo,, marka cilmigu waa u cudur waana ta ay u bartilmaansadaan dadka waxgaradka si caruurtaas caqliga liidata ee ay siiyaan shilimaadka meelkasta uga horeeyaan.

A Somali man inspects the lifeless bodies of civilians caught in the blast from a suicide car bomb on a hotel in Mogadishu, Somalia, Friday, Feb, 26 2016. A suicide bomber rammed his car into a hotel's entrance in Mogadishu and blew it up, allowing Al-Shabab gunmen to force their way into the hotel, exchanging fire with hotel guards and leaving 14 dead before government security forces ended the attack, including four gunmen and the suicide bomber. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

A Somali man helps an injured civilian following a suicide car bomb attack on a hotel in Mogadishu, Somalia, Friday, Feb, 26 2016. A suicide bomber rammed his car into a hotel's entrance in Mogadishu and blew it up, allowing Al-Shabab gunmen to force their way into the hotel, exchanging fire with hotel guards and leaving 14 dead before government security forces ended the attack, including four gunmen and the suicide bomber. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

_88472712_88472711[1] bert_4[1]

A Somalis man waits for medical aid after a suicide car bomb on a hotel in Mogadishu, Somalia, Friday, Feb, 26 2016. A suicide bomber rammed his car into a hotel's entrance in Mogadishu and blew it up, allowing Al-Shabab gunmen to force their way into the hotel, exchanging fire with hotel guards and leaving 14 dead before government security forces ended the attack, including four gunmen and the suicide bomber. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)
A

Somalis injured in a suicide car bomb attack on a hotel in Mogadishu, Somalia, Friday, Feb, 26 2016. A suicide bomber rammed his car into a hotel's entrance in Mogadishu and blew it up, allowing Al-Shabab gunmen to force their way into the hotel, exchanging fire with hotel guards and leaving 14 dead before government security forces ended the attack, including four gunmen and the suicide bomber. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

A Somali man helps an injured civilian following a suicide car bomb attack on a hotel in Mogadishu, Somalia, Friday, Feb, 26 2016. A suicide bomber rammed his car into a hotel's entrance in Mogadishu and blew it up, allowing Al-Shabab gunmen to force their way into the hotel, exchanging fire with hotel guards and leaving 14 dead before government security forces ended the attack, including four gunmen and the suicide bomber. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS