Madaxweyne Farmaajo ayaa ku sugan caasimada Jabuuti halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa sii xoojinaya xiriirka Jabuuti iyo Somaliya oo aad u qotodheer.
Madaxweyne Farmaajo ayaa dawladda Jabuuti uga mahadceliyay kaalinta ay ciidamada Hiil Walaal ka qaataan xasilinta iyo nabadeynta Soomaaliya, waxayna labada Madaxweyne adkeeyeen in la daradargeliyo hawlgallada Soomaaliya looga saarayo kooxda gaaleynta ee Shabaab.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Ismaaciil Cumar Geelle uga waramay socdaalkii Burundi. Madaxweynaha Jabuuti ayaa isaguna warbixin ma siiyay shirkada Dp World iyo halka ay marayaan wadahadalada iyaga iyo Eriteriya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay