X

Maxay ku heshiiyeen beelhihii isku cunay Mudug

Ciidanka qaranka ee gobolka Mudug ayaa Ku guulaystey inay soo atjaraan colaad dhextaagneyd laba beelood oo walaalo ah oo is cunid isku bilaabay muddo laba usbuuc iyo badha.


Haddaba muxuu yahay heshiiska la Isla qaatey ee lagu dhameeyay colaadan marar badan oo soo noqnoqotey.


Hoos Ka akhriso

1) In la dhiso Ciidamo isku dhaf ah, Lana magacaabo Guddi Odayaal ah oo ka kooban 10 Xumnood,

In si Nabad ah ay u wadda daaqaan Xoolaha Dadka reer Guuraaga ah

In Qofkii qof kale dila lagu xukumo dil toogasho iyo In Reerkii ku duulaa Reer kale ay Dowladda Soomaaliya tallaabo ka qaadi doonto.

Dhinaca kale saraakiisha ciidanka xooga dalka ayaa kormeeray deegaanada la isku direy we gobolka Mudug.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.