X

Maxay Somaliya u doonan wayday raashin bilaa lacaga oo Ruushku siinayo?

Madaxweynaha Ruushka ayaa ka joojiyay raashinka dalkiisa ka go’a inuu gaaro reer galbeedka oo iyagu isku soo rogey cunaqabatayn ah inayna soo iibsan saliida iyo gaaska Ruushku hodanka ku yahay iyo weliba raashinkaba.


Haddaba si Ruushku arintaas u hubiyo ayuu sheegay inuu bilaa lacag ku siinayo dalal ay Somaliya ku jirto qamadi si ay u quudiyaan dadkooda ay gabeen kuwa ka taliya.


Somaliya oo la dhutiyaysa maamul xumo iyo musuq baahsan ayaan haba yaraatee dalban qamadigaa bilaa lacagta ah ee madaxweynaha Ruushku ku baaqay waana laba sabab.

”Waa la koowaade wuxuu Xasan Culusow ka baqayaa in gaalka weyn ee Marayklanku ku arko inuu raashin caawino ah ka soo qaadayo Ruushka iyo tan labaad oo ah karti xumada Xasan Culusow oo aan garanayn halka u dana qaranka ayuu qabaa Calasow.



Madaxweyneyaasha Ruushka iyo Turkiga ayaa isla gartey in raashinka ka imaanaya Yukrayn ee Ruushku fasaxay ayna iibsan karin reer galbeedku oo la siiyo geeska Afrika iyo Suudaan.

Tayo xumada dawlad la’aaneed ee ka jirta Muqdisho ayaa Somali badan u dayacan tahay.

C/llaahi Warhaye

ARAABIBEWS


admin:

This website uses cookies.