Waaxda sharciga u dejisa warbaahinta caalamka ee Ruushka ayaa ku hanabtey inay Yuutuub ganaaxxoogan saari doonto amaba hawada ka saari doonto haddii aanu soo celin kanal Salaasadii la abuurey oo isla markiiba Yutuub tirtiray.
Kanaalka isla Salaasadiiba la tirtiray ayaa wuxuu qayb ka yahay warbaahinta afka dheerleh ee Ruushka maanta afaka qalaadna loo soo gaabiyo (RT). ”Waxaad is weydiin beenta ay dhuraan reer galbeedku iyo xor ayaa loo hadlaa waxae muuqata inay afka qabteen warbaahin xora oo keliya leh afkaar ka duwan ayuu yiri Xuseen Warsame.
”Kali talisnimo weyn waa tan waana eray ku haboon iyaga oo aan ku haboonayn kuwa ay ku tilmaamaan ayuu raaciyay. Ruushka ayaa warbaahin aad u dheeraysa iyo yuutuub aad loogu xiran yahay.
Kanaalka Yuutuub ee afka ay qabteen ayaa ku hadlaayay luqada Jarmalka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay