04/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxbuus ayaan ku ahay Muqdisho muddo labaatan sano ahna Puntland ayaa weerar nagu haysay: Barre Hiiraale+MAQAL

Muqdisho–Barre Hiiraale oo ka tirsan raga isku haya maamulka Jubba ayaa waraysi ku sheegay in uu maxbuus ku yahay Muqdisho laguna khiyaamay wixii loogu yeeray dib u heshiisiin. Barre Hiiraale ayaa dhinaca kale sheegay in Puntland dagaal ku haysay muddo labaatan sano ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS