21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxbuus dhulka dhigey ilaa sadex ilaalada xabsi ku yaala Maraykanka iyagoo xataa isticmaalay qoriga korontada+ARAG

Maxbuus ku jira xabsi ka mida xabsiyada dalkaasi Maraykanka ayaa ka soo baxay qaybta uu ku jiro isagoo galay qayb aan loogu talogelin, markay ogaadeen ilaalada xabsiga ayaa laba ka mida ka soo daba ordeen una sheegeen in uu ku noqdo xabsigiisa. Maxbuuskan oo 18 jir ah ayaa dhulka dhigey labada ilaalo xataa iyagoo mid ka mida uu haysto qoriga korontada ee marka lagu rido qofka awooda tireysa.

ARAABINEWS