01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxkamad Hargeysa ku taal oo ku kacday fal laga naxo iyo nin Shiico ah oo Muslim ah oo takoorid ku xukuntey

Iyadoo Sucuudigu xiriikii u jaray IRAN ayaa waxa Jira in uu si xun u faafiyay mad-habtiisa qaldan ee Salafiyada/wahaabiyada kuna faafiyay wadamada fiqiirka ah sida Somaliya. Maxkamad ku taal Hargeysa oo aad moodo in ayna ahayn maxkamad ahayn laakiin u badan xubin ka tirsan urur diimeedkaas Sucuudiga ayaa takoorid ku xukuntey ninkaas shiicada ah walibana sheegtay in aan loo dhawaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS