27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxkamad Hargeysa ku taal oo markii ugu horeysay cadaalad la timi

Maxkamad ku taal magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horeysay la timi cadaalad an hore looga baran ayadoo shskay oo u dambeysay liqsiisay 8 sano nin gal-abuure o Muuse Biixi u bixiyay Muuse Shaani. Maxkamadan oo fulinaysa amar ka yimi Muuse Biixi oo beesha caalamka uga yimi ayaa lagu sii daayay dad naafa oo uu jeelka u taxaabay.





Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS