Maxkamad ku taal dalkaasi Ciraaq ayaa dalbatey in la soo qabto xagjir Taram oo amrey toogashada iyo dilka saraakiil ka tirsan ree Ciraaq iyo weliba dilka hogaamiyihii sirdoonka Iiraan ee Suleymaani.
Maxkamada ayaa sheegtay in xagjir Taram wax laga weydiiyo dilalka qorsheysan e uu fuliyay oo labaduba ka dhacay Ciraaq. Xagjir ayaa xisbigiisu u dhawaaday inay xalay ka xauubiyaan xilka.
Banaanbax uu soo abaauley ayaa waxa ku dhintey ilaa afar qof waxayan isku dayeen inay afgambi ku qabsadaan inkastoo ayna hubeysneyn.
Maxkamadu ma sheegin sida lo soo qaban karo xilli shalay Iiraan ka dalbatey booliiska caalamka inay ka caawiyaan sidii loo soo qaban lahaa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay