X

Maxkamad xukun ku riday argagixiso xasuuq gaystey

Maxkamada ciidanka ayaa xukun ku haboon Ku riday argagixiso isugu jira rag iyo dumar oo gaystey dilal foolxun oo laga argagaxay. Dhiigmiiratada ayaa oo gaaraya sideed ayaa qaarkood goob joog ayaan halka qaar kalana welli la raadinaayo.


Argagixisada hadda goob jooga u ahaa xukunkooda ayaa waxa Ka mida Maxamed X Axmed, Daalin Siciid Maxamed, Axmed Maxamed Haashin halka gabadha iyadu xogta soo gudbinaysay ee Faadumo Xuseen Cali la liqsiiyay 15 sanno.

Xukunkaan ayaa imaanaya ayadoo sadex cisho kahor ay dhiigmiiratadu xalaashatey dhiiga boqolaal Somali ah oo ay qirteen inay shahiidiin yihiin.


Lama garan Karo xilliga la fulin doono xukunkooda dilka iyo inay tahay keliya xukunka maqashii. Waxa kale oo laga cabaadey muddada la haynayo iyo maxkamada dheer ee la marsiinayo argagixisada halkii hore laga dili lahaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.