23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxkamad xukuno kala duwan ku riday ilaa 15 ruux oo galay dambiyada kufsi rag rag ah kuwa haween iyo dil

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa ilaa 15 ruux ku kala xukuntey dambiyo ay ka mid yihiin kufsi rag rag ah mid haween laga galay iyo mid dilay muwaadin kale. Waxa goobta iskugu yimi qareenada labada qof halkaas oo maxkamadu gudbisey go’aanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM