November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maxkamada ciidanka oo dil ku riday askari iyo waxa uu sameeyay

Maxkamada ciidanka ayaa dil ku fulisay askari. Askariga xukunka dil ah lagu riday ayaa lagu Magacabaa Maxamed Xuseen Siidow waxaa uu ka mid ahaa Ciidamada Booliska ee Gobolka Hiiraan., wuxuuna si bareera u diley muwaadin watey bajaajle.

Marxuumka uu dilay ayaa lagu  Magacaabi jiray Yaasiin Cali Saneey. Askata dawlada ayaa inyar oo murana qadi karin waxay doorbidaan inay dil uga jawaabaan.

Xasan Cali Nuur Shuute, Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada oo ku sugan Magaalada Baledweyne ayaa ku dhawaaqay xukunka ku dhawaaqay wuxuuna sheegay in askariga dilklu ku dhacay ay u furan tahay racfaan, inkastoo waalidku aanu cafinin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS