X

Maxkamada ciidanka oo ridey xukuno iyo magacyada

Maxkamada ciidanka ayaa ridey xukuno iyo magacyada. Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqayey xukunka raggan ayaa sheegay in dhammaan raggan lagu helay dambiyada lagu soo eedeeyay.



Wuxuu sheegay Guddoomiye Shuute cidii aan ku qanacsaneyn xukunka ay riday Maxkamadda in ay u furan tahay iney racfaan ka qaadato.

Ragga la xukumay ayaa waxa ay kala yihiin:-



  1. C/qaadir Abukar Shaacir waxaa lagu xukumay dil toogasho ah.
  2. Maxamed Cumar Akiile waxaa lagu xukumay Xabsi Daa’in.
  3. Daa’uud Maxamed Cali waxaa lagu xukumay 10 sano oo xabsi ciidan ah.
  4. C/laahi Ibraahim Geesey waxaa lagu xukumay Labo Sano oo Xabsi ciidan ah.

Hoos ka dhegeyso

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.