Askartaan oo gaaraya ilaa 10 ayaa waxaa ka mid ah Askar hoosta kala shaqaynaayeen argagixisada oo halis gelinaayay askarta u daacada diintooda iyo dadkooda. Waxayna fuliyeen qaraxyo ay ku dhinteen askar kale.
Qaar ka mida askartan la xukumay ayaa iibsaday hubkooda. Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qaybta 60-aad Gaashaanle Abshir Maxamed Aadan oo Warbaahinta u Akhriyey Go’aanka Maxkamadda ayaa sheegay in 3 ka mid ah lagu xukumay min 15 xabsi halka Saddexda kale ay siwadajir ah u bixiyaan magta laba askari oo la diley.
Maaha markii ugu horeysay ee askartu iibsadaan hubkooda ayna munaafaqad la dhex joogaan ciidanka u adeegaya shacabka iyo diintooda.
Waxa dad badan qabaan in xukunku aad u diciif yahay uuna u direyn fariin adag kuwa is yiraa ku qaraabta munaafaqad.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay