12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxkamada ciidanka qalabka sida maxay ka tiri dilka wasiir Cabaas Siraaji: MAQAL

Maxkamada ciidanka qalabka sida maxay ka tiri dilka wasiir Cabaas Siraaji xili hanti dhowrihii xilka laga qaadey uu diidey xilka ka qaadista lana ogeyn cida uu iskui halaynayo.

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ka hadlay dilkii Wasiir Siraaji ayaa sheegay in Saddex Askari ay u xiran yihiin dilkiisa, kuwaasi oo ku eedeysan in ay ka dambeeyeen.

Waxa uu sheegay Guddoomiye Shuute Askarta dishay Wasiir Cabaas in ay ilaalo u ahaayeen Hanti-dhowrkii Guud ee Qaranka, Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo Golaha Wasiirada ay xil ka qaadis ku sameeyeen, inkastoo uu ka soo horjeestay.



Halkan hoose ka dhegeyso


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS