Maxkamada gobolka Banaaddir ayaa la horgeeyay sarkaal ku eedaysan inuu masaakiin ka lunsaday lacag dhan 84,000 oo doolarka Maraykanka ah.
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa hore u eedaysay nabadsugida oo ninkan si deg dega u soo xiriwaayay. Waa kiiskii ugu horeeyay ee la xiriira musuqmaasuq baahsan.
Maxkamadda ayaa Amartay in lasoo xiro Maxamed Cabdi Axmad iyo Farxaan C/xakiin mursal oo ka mid ahaa raggii soo qabtay Daahir Maxamed Nuur.
Daahir Maxamed Nuur oo ahaa Agaasimihii Waaxda Dib u dejinta barakacayaasha,ayaa lagu soo eedeeyay “Xatooyo Xoolo dadweyne”.
Waxaa loo haystaa in uu lunsaday lacag dhan $ 84,000 oo doolarka Maraykanka ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay