Maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal oo la dhaariyay sided garsoorayaal
Gudoomiyaha maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal ayaa garsoorayaal cusub u dhaariyay gobolka Awdal oo uu sheegay in aan gobolka la taaban garsoorayaashiisa kuna sheegay nabadgalyo halka qaar kale la bedelay.