X

Maydka argagixiso lagu diley Buurdhoobo oo la soo bandhigey

Maydka argagixiso lagu diley Buurdhoobo ayaa la soo bandhigey. Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay degmada Buurduubo ee gobolka dadka tuseen meydka dhiigmiiratadan.



Argagixisadan ay maanta soo bandhigeen Saraakiisha ayaa waxaa lagu dilay Dagaal xalay fiidkii ka dhacay degmada Buurdhuubo. Goobta meydka argagixcisada lagu soo bandhigey ayaa waxa goobjoog ahaa saraakiil ciidan iyo kuwa Jubba.



Ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom ayaa heegan adag ku jira si loo ciribtiro argagixisada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.