X

Shacab soo dhaweeyay wado xirneyd oo maanta loo furey: SAWIRO

Shacab soo dhaweeyay wado xirneyd oo maanta loo furey magaalada Muqdisho. Wadooyinka Muqdisho ayaa inta badan loo xiraa dhinaca amniga ayadoo argagixisadu dhamaysey shacabka.



“Tani waa bilow waxaan ku soconnaa in dhammaan waddooyinka xiran loo furo shacabka, si loogu fududeeyo isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka Caasimadda, intii amni looga maari waayo mooyee, sidaas daraadeed, shacabka waxaa laga rabaa in ay isku diyaariyaan dhismaha waddooyinka. Ciidanka Booliskana waxaan uga mahadcelinaynaa sida ay nooga aqbaleen codsigeena una fureen waddadan.”Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow.



 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.