21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maydkii dhiigmiiratada shabaab oo la soo bandhigey iyo ardey imtixaano sugeysay iyo shacab ganacsi oo ay xasuuqeen+SAWIRO

Muqdisho–Wararkii ugu dambeeyay oo aan ka helnay wasaarada tacliinta iyo hidaha ayaa sheegaya in ardey sugaysay natiijada imtixaano ay dibeda u aadaan ay goobta ku laysay argagixisada iyo dad shacaba oo kahor ganacsanayay wasaaradaha hortooda. Maydka dhiigmiiratada iyo dadkii shacabkii ay dileen ayaa lagu arkayaa wasaarada horteeda.

Afhayeen u hadlay wasaarada tacliinta sare iyo hidaha ayaa sheegay in ayna shaqaalaha wasaarada waxba soo gaarin xataa uu ku jiro wasiiru dawlaha wasaarada oo lagu dagaalamay barxada.

qarax wasarada (1)

qarax wasarada (2)

qarax wasarada (3)

qarax wasarada (4)

qarax wasarada (6)

qarax wasarada (9)

qarax wasarada (10)