Wakiilka QM u fadhiya Somaliya oo dhan Maykal Kiitan ayaa ugu baaqay Muuse Biixi inuu dib ula noqdo ciidankiisa uu ku gaadey Tukaraq halkaana ku barakiciyay dad Somaliyeed oo sidoodii u tacbaansanaa.
Maykal oo gudbinaayay warbixin ku saabsan Somaliya ayaa walaac ka mujiyay xiisada uu keenay Muuse Biixi wuxuu sidoo kalana ka codsadey Puntland inay iyadna qaado ciidanka xaaladana lagu soo celiyo sidii hore.
Bishan horaanteedii ayay ahayd markii Muuse Biixi weerar gaadmo ku qaaday tuulada Tukaraq ee dhacda wadada u dhaxaysa Garoowe iyo Laascaanood.
QM ayaa u kala dab qaada labada maamul ee Puntland iyo Somaliland.
Maxamee Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay