21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Meydka argagixiso loo dhoofiyay dalkaasi Maraykanka

Meydadka argagixisadii weerartay huteel ku yaala Kiiniya bishii hore ayaa loo dhoofiyay dalkaasi Maraykanka sida ay tabiyeen warbaahinta dalkaasi Kiiniya. Meydadka ayaa la waayay cjd soo raadsata ayadoo qof weliba ogyahay inay ku dhaceen jariimo weyn.



Meydadka argagixisada ee xasuuqa muslimiinta ayaan cidi soo doonan sida ehelada ay ka bakhtiyaan. Waxase la soo wariyay in meydkaas ay cidsatey hay’adda sirdoonka ee dalkaasi Maraykanka.



Saraakiisha FBI-da ayaa la sheegay inay codsadeen baaritaano dheeraad ah ku soo sameeyaan maydadkaasi, iyadoo la aqoonsaday oo keliya ninkii geystay Is-qarxintii Hoteelka Dusit D2, kaasi oo baarayaasha magaciisa ku sheegeen Maahir Khaalid Riziqi oo 25-jir ahaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS