Booliiska gobolkaasi Soomaalidu sida aadka u degan tahay ee Minasoota ee dalkaasi Maraykanka ayaa sheegay in la helay meydka nin Soomaali ah oo la xaqiinay in jirkiisa ay ku taalo xabado.
Meydka ninkaan aan welli la xaqjiinin magaciisa ayaa laga dhex helay gaari dhexdiisa. Lama xaqiijin in ninkan oo da’da labaatanka lagu sheegay uu isagu lahaa.
Booliiska ayaa baaris ku bilaabay sheegayna inay hadda cadayn karaan kaliya in gaariga cidla yaalo ayna jirina cidkale oo la joogta.
Booliiska ayaa ka gaabsaday in arintani tahay ama ay ku sifeyn kataan is-dilid ayay ku jawaabeen “kaliya waa in aan sugno waxa ka soo baxa baaritaanka.
Meydka ninkaan oo uu arkey gaari wadada maraayay ayaa loogu wacay booliiska kadib markii la arkey in aanu dhaqaaqayn
Rashid Ceelaanyo
ARAABIBEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay