X

Meydka wiil iyo hooyadii ay dileen diyaaradaha Kiiniya oo la helay

Kiiniya ayaa duqeyn culus ku bilowday gobolka Gedo isla markii la doortey raiisal wasaare ay wataan oo u shaqeeya iyaga. Xamse Cabdi Barre ayaa laga soo xigtey inuu yiri Kiiniya way ka go’an tahay inay difaacdo Kismaayo.



Wararka aan ka helayno gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas laga helay meydka hooyo iyo wiilkeed kadib duqeymahaas. Xasan Culusow oo raali ka ah duqeymahan ayaan welli ka hadal.


Xeel dheerayaasha odorasa siyaasada cusub ee Somaliya ayaa ah mid dalka si toosa ugu gacan galay cadowga xukunkan ay keensadeen horgale Xasan Culusow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.