X

Kiiniya oo si aada ugu dabaal degtay raiisal wasaaraha u shaqayn jirey

Xamse Cabdi Barre

Xasan Culusow ayaa magacaabay raiisal wasaare u shaqeeya Kiiniya waxase hadda soo baxaya inuu dafirey aabihii. Haddaba maxaa ku kaliftey Xamse Cabdi Barre inuu dafiro magaca aabihii.


Waxa la xaqiijay in Xamse uu dhalau Xasan TURKI oo ka tirsanaa argaixisada Shabaab markii dambena ka mid noqday kooxdii Xisbul Islaam ee Xasan Daahir Aweys.


Magaciisa saxda ah ayaa ah Xamse Xasan Barre waxana ku kalifay si aan sirdoonka Maraykanka iyo kuwa kale u raadsan. Waxa maqribkii Kiiniya ay si xooga ugu dabaal degtay magacaanista raiisal wasaaraha cusub Xamse Xasan Barre.



Waxa dalku si caadiya ugu gacan galay Kiiniya. Hadaaban awal ka qaylin jirnay wax kalaa dhacay maanta si toosa ayay u maamulaan dalka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.