20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Mid ka mida dhalinyaro la waayay oo laash kula gadoomey xeebta Berbera oo hadley

Mid ka mida dhalinyaro la waayay oo laash kula gadoomey xeebta Berbera ayaa ka hadley sidey wax u dhaceen iyo siduu isagu ku soo badbaaday. Dhalinyaro kaluumaysato ah oo isagu ka mid yahay ayaa afar cisho iyo afartedii habeen ku jirey xeebta Berbera oo markii hore ay u kaluun doonteen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JqCHbWf0VAM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS