X

Mid ka mida masuuliyiinta Siilaanyo oo suuqa Berbera lagu dhex ceebeeyay: anagana na iibso+MUUQAAL

Berbera 06 Jan 2015–Mid ka mida hawlwadeenada Siilaanyo oo suuqa Berbera lagu dhex ceebeeyay. Haweenay xanaaqsan oo u eg in dhulkeeda la iibsaday ayaa hawl wadeenka Siilaanyo ku tidhi anagana na iibso oo na raaci.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.