London–Xaaska mid ka mida ragii uu gawracay ninkii fulaha ahaa ee wajiga qarsan jiray xilliga uu xasuuqayo dadka shicibka ah ee ka tirsan kooxda argagixisada ee Daacish ayaa sheegtay in ugu dambeyn ay rabto in nolol lagu qabto. Fulahan wajiga soo qarsaday ayaa kaamarada horteeda ku xasuuqi jiray dad shiciba.
Sirdoonka Ingiriiska ayaa hore u ogaa ninkan waxayna dhowr jeer ku qabtaanwadano ka baxsan Ingiriiska. Ninkan ayaa dhalashadiisu tahay Kuwait ilaa hadana lama sheegin sida sirdoonku ku ogaadeen in uu yahay ninkan ay ku sheegeen Maxamed Ewasi.
Haweenaydan la xasuuqay ninkeeda ayaa sheegtay in sida kaliya ee cadaalad ku iman karto iyada iyo kuwii uu xasuuqay in ay tahay in nolol lagu qabto.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay