X

Midowga Afrika oo ku qoslay Rooble Baahane

Kadib markii Rooble Baahane loo soo qorey waraaq uu ku sheegay inuu dalka ka eryay ergaygii midowga Afrika ayaa waxa jawaab raaligelina ka bixiyay madaxweynaha maadaama ay tahay isaga qofka eryi kara.


Haddaba Midowga Afrika oo ka jawaabaysa warqada Rooble Baahane loo soo qorey ayaa ku sheegtay inayna waxba ka jirin oo ay raacayaan warqada uu soo qorey madaxweynaha. Isla berito waxa ilaalada xerada Xalane bilaabi doonaan inay badiyaan roondada soona rogaan bandow ku wareegsan xerada.



Rooble Baahane oo siyaasada ka aradan ayaa keliya rabo inuu mudada sii dheeraysto ayaa is arakay inuu cidla taagan yahay siyaasad ahaan iyo dad ahaanba.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.