X

Midowga Afrika oo Muqdisho u imanaya inuu la gorgortama dawlada

Wafdi ka socda ururka midowga Afrika ayaa Muqdisho u yimi inuu dawlada Somaliya kula gorgortamo joogitaanka ciidamada Afrikaanka xilli ciidanka xoogu baacsanayo argagixisada.



Waxaan baryahan aan la soconaaa in ciidanku xoreynayo deegaano ayadoo ciidanka Afrikaanku ku caawin hubka waaweyn, tan oo midowga Afrika ayna jeclaysan.

Midowga Afrika ayaa isku raacsan in la sii kordhiyo joogitaanka ciidanak Afrikaanka sanadka soo socda wixii ka dambeeya halka Somaliya ay rabto in lagu dhaqmo sida ay rabto.


ā€¯Waxay ku qasban yihiin inay ogolaadaan nidaamka ay dejisay dawlada Somaliya oo ah inaan la sii kordhin muddada ciidamadu joogayaan ee laga saaro dalka ayuu yiri Cali Calasow. Waxase iyagu sugayaan in dawlada madaxweyne Farmaajo la bedelo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.