21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay xanibaada Kiiniya saartey xawaaladaha iyo ganacsato ka hadashay+MUUQAAL

Muqdisho–Midowga Afrka ayaa walaac ka muujiyay xanibaada Kiiniya saartey qaar ka mida xawaaladaha dalkaasi ka shaqeeya iyagoo lagu eedaynayo in ay lacagi u marto dhiigmiiratada shabaab. Arin taas looga soo horjeedo ayaa ka dhacday Kiiniya.

Midowga Afrika ayaa sheegay in xayiraadu saamayn ku yeelan karto oo kaliya dadka baahan ee Somalida e ayna waxba u dhimayn argagixisada caalamiga ah oo dawladaha carabta ka hela caawimada.

Dhinaca kale ciidanka midowga Afrika ayaa yeeshay afhayeen cusub oo lagu bedelayo kii hore Cali Aadan Xaamud.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS