X

Miisaaniyada Somaliya oo korodhay

Golaha wasiirada ee uu hogaamiyo gunti giijiye Rooble ayaa kulan ay lahaayeen ku ansixiyay miisaaniyada dawladu ku shaqayso oo inta badan ka timaada Muqdisho. ”Miisaaniyadan ayaa haddana loo qaybiyaa gobolada dalka.



Kulankan ayaa lagu ansixiyay miisaaniyada ay soo gudbisay wasaarada maaliyada oo gaaraysa 700 oo milyan oo doolaka Maraykanka ah taasoo ah korodh aad u balaadhan.


Lacagtan ayaa inta badan ku baxda mishaharada shaqaalaha dawlada iyo ciidamada kala duwan ee u diiwaan gashan. Lama garan karo inay kab kale ka sugayaan wadamadii hore u bixin jiray.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.