21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Miisaaniyadii Muuse Biixi diyaariyay oo dhaafi weyday Hargeysa iyo Burco

Miisaaniyadii Muuse Biixi diyaariyay oo dhaafi weyday Hargeysa iyo Burco. Taageereyaasha Muuse ee Awdal oo ilaa hadda liqi kari la’a sidey u xiiqeen iyo waxa uu soo baxay.



Miisaaniyad uu akhriyay wasiirka maaliyada ee maamulka ayaa waxa badankeedu ku fuleysaa mashruucyo aan dhaafsiisneyn Hargeysa iyo Burco.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JSLUursSBuk[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS