X

Milatariga Itoobiya oo sheegay in Tigreega ka baacsadeen deegaano badan

Milatariga Itoobiya iyo maleeshiyada Axmaarada ayaa weerar culus ku qaaday Tigree ku sugnaa deegaano ka mida gobolka Axmaarada halkaas oo ay ka eryadeen sida ay sheegeen milatarigu.


”Waxaan ka eryanay deegaano argagixisadu ka cayrisay dadkii masaakiinta ahaa ee deganaa, haddana waxaan ka xoreynay deegaanadaas ayaa lagu yiri qoraal.

Ciidanka Itoobiya oo baryahan ku jirey is diyaarin dheeraada iyo tababaro ayaa la rumaysan yahay in Yuhuudu siisay diyaaradaha aan la wadin kuwaas oo lagu duqeeyay falaagada Tigreega.


”Waxa in dhaweydba socday dagaalo goos-goosa oo ciidanku waday halka falaagadu soo dhoobtey caruur ayuu raaciyay sarkaalka hogaamiya ciidanka dawlada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.