November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Milatariga Maraykanka oo ka cawday in dhigooda Ruushku telfoonka ka qaban

Milatariga Maraykanka ayaa qirtey in dhigooda Ruushka telfoonada ka qaban intii colaadu ka bilaabatey Yukrayn. ”Waa inaan wada hadalnaa ayuu yiri madaxa ciidanka Maraykanka Oostin. ”Wadahadalku caadi ayay noo ahayd aniga wasiirka difaaca iyo madaxa ciidanka, intii colaadase telfoonada waa nalaga xirtey.



”Dhowr telfoono oo aan isku daynay inaan la hadalno nooma suuragalin waayo waa nalaga qaban waayay ayuu yiri wasiirka difaaca ee Maraykanka Oostin.




”Aad baan uga xumahay telfoon la’aanta iyo wadahadal la’aanta laakiin waa inan la hadalnaa kamana caajisayno inaan la hadalno taliska ciidanka Ruushka ayuu yiri Oostin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS