Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa hawlgal miino baaris oo ay ka fuliyeen wadada isku xirta Degmada Awdheegle iyo deegaanka Bariire ee gobolka Shabellada hoose soo faqay miinooyin xoogleh.
Argagixisada ayaa fuleynimo awgeed miino ugu aasta wadada dadku marayaan ama hareeraheeda. Ciidanka miino baarista wadey oo feejigan ayaa so faqay dhiowr miino oo is dabayaala.
Dhiigmiiratada Wahaabiyada ayaa ku badan dhulka baadiyaha ah kuna nool baada ay ka qaado dadka xoolo dhaqatada ah iyo masaakiinta beeralayda.
Waxa la soo qabtey dhalinyar taagnaa meel aan ka fogeyn goobta miinada laga soo saaray oo u muuqdey inay badhanka taabtaan marka gawaadhi dulmarto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay