22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Mooshin ka dhana madaxweynaha oo loo gudbiyay gudoonka barlamaanka maxaa lagu eedeeyay

Mooshin ama soo jeedin ka dhana madaxweynaha Somaliya ayaa loo gudbiyay gudoonka barlamaanka galabta iyadoo laga dalbanayo in xilkla laga qaado Xasan Sheekh oo ku guuldaraystay hogaaminta dalka.

Mooshinkaani ayaa waxa ay Xildhibaanada ula gol-leeyihiin inay kursiga kaga tuuraan Madaxweyne Xassan Sheekh oo isagu iminka isku darsaday waxqabad la’aan iyo hami wakhti kororsi ah, sida ay ku andacoonayaan Xildhibaanada

Xildhibaanada ayaa mudooyinkaani isku uruursanaayay Hoteelada Magaalada Muqdisho waxa uuna ugu danbeyntii Mooshinka noqday mid galay gacanta Gudoonka sare Baarlamaanka Somalia.

Hoos Ka Arag Warqada

0102030405

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM