Innaalilaahu wa innaa ilayhi Raajucuun (KULLU NAFSIN DAAIQATUL MAWT) waxan halkan Tacsi uga Dirayaa Dhamaan Umada Soomaaliyeed gaar ahaan aqoonyahanka Gobolada Galbeedka Somaliland Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timiday allah SWT Janatul Fardawsa haka waraabiyee C/raxman Xaaji Abiibakar oo ku Geeriyooday wadanka Canada. Waxan leehay Dhamaan Allah ha inaga siiyo Samir iyo iimaan Gaar ahaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka Baxay waxan u Rajaynayaa Samir iyo iimaan AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay