Mucaaradka madaxweyne Farmaajo ayaa u hanjabay Sh Nuur Baaruud iyo sheekha oo ka bixiyay jawaab.
“Maalmahaan waxaan maqlayay in la leeyahay Wadaadka hala taxriilo oo goormaan Ajnabi noqday, halkeesa ley tarxiilayaa,waa yaab kuwaas waa kuwa Qaranka duminaya ee dowlad diidka ah ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud Gurxan”
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay