X

Mucaaradkii reer galbeedku taageereen ee xukunka ka tuuray Qadafi oo dhulka la simay madaarkii Tripoli+MUUQAAL

Tripoli–Muuqaal aad ka naxayso oo laga soo duubey madaarka Tripoli ee caasimada Libiya oo ka mid ahaa kuwa ugu casrisan wadamadaas ayaa hadda u eg meel xataa ay shimbirihiina ka yaaceen. Mucaaradka ay reer galbeedku taageersanaayen si u ridaan Qadafi ayaa waxa ku jira argagixisada caalamiga ah oo hadda joogta Tripoli.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.