X

Buundo hal haad ah oo laga dayactiray Jowhar iyo dadka deegaanka oo dawladnimo dareemay+SAWIRO

Jowhar–Buundo hal haada oo dulmarta wabiga Shabeelle ayaa loo dayactitray dadka iyo gawaadhida iyo dadka magaalada Jowhar oo ah beeralay aad u dadaal badan oo soo dhaweeyay kana raystay rafaadkii lagu mari jiray iyo xataa lacagtii layska qaadi jiray.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.