X

Muddo kordhin ay samayn lahaayeen guurtida maamulka Somaliland oo fashilmey

Muddo kordhin ay samayn lahaayeen guurtida maamulka Somaliland ayaa fashilmey. Guurtida oo dhaxal noqotey ayaa waqtigeedii dhacay muddo aad u fog waxayse noqotey inay iska fadhiyaan oo lacagta bilaash ku qaataan, lacagtaas oo ay u baahan yihiin dadka masaakiinta ah.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=G0K8FLWKCzM[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.