Muuse Biixi hadduu qabto doorasho aan loo dhamayn wixii yimaad isagaa ka masuula. Warkan xisbiga Wadani ayaa imaanaya xilli Muuse Biixi ku dhawaaqay inuu doorasho qabsanayo bisha Noofembar ee sanadkan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=wgoV1n-bb78[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS