09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Mulkiilaha huteel Millinium ee Jigjiga oo hambalyo u direy madaxweyne Cabdi Maxamud iyo munaasabada degmada cusub

Mulkiilaha huteel Millinium Seef Aw Jaamac Fadan ayaa hambalyo u direy madaxweynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo ku xigeenkiisa Mawliid Haayir ku aadan magacaabista degmooyinka cusub iyo magaalo madaxyo cusub oo ay ku jirto Dharwanaaje oo noqotey magaalo madaxda deegaanada Harawo.

Munaasibada degmada cusub ee Dharwanaaje ayaa wanqalkeedu dhacayaa Axadan inagu soo aadan waxana dadka deegaanku si aada isku diyaarinayeen ka qaybgalkeeda iyadoo dhinaca kale ay xafladan weyn ka soo qaybgeli doonaan qurbajoog u dhalatey deegaanka.

 IMG-20160325-WA0006IMG-20160325-WA0005IMG-20160325-WA0004IMG-20160325-WA0003IMG-20160325-WA0003IMG-20160325-WA0002IMG-20160325-WA0001

ARAABINEWS