Dugsiga sare ee Geb ee gobolka Awdal oo uu dadka deegaanka ugu deeqay wasiirkii hore ee arimaha Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta helay deeq aad u muhiima oo uu soo gaarsiiyay mulkiilaha Rays Hotel ee Boorama Idiris M Sacad. Agabkan ayaa gaaraya ilaa 140 sariiro ah iyo kuwo kale maadaama dugsigu yahay dugsi la seexdo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay