23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Munaasabadii ugu balaadhneyn oo lagu taageero Saylici oo ururka NOW ku qabteen Boorama

Ururka NOW ayaa soo abaabuley munaasabadii ugu balaarneyd ee ka dhacda Boorama laguna taageero Saylici iyo Muuse Biixi oo sidii loo doortey uu ka jiro muran aad u weyn. Munaasabadan oo dad farabadan ka soo qaybgaleen ayaa laga jeediyay hadalo taageero inkastoo ayna muujin waxa Saylici qabtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM